DHEGAYSO:- Roob khasaare ka geystey degaanka tasjiic ee Gobolka Bari

0

Roob dabeyla wata oo maqribnimadii shalay galabta ka da.ay degaanka tasjiic ayaa khasaara gaariisiiyey guryaha magaalada.

Dhalinyarada degmada waaciya oo is xilqaamay ayaa tagey degaanka dhibtu ka dhacday waxayna qiimeyn ku sameynayaan sida wax u gaareen degaanka .

Hadal ay warbaahinta siiyeen ayaa sidan ahaaa.