Xubna ka tirsan Dallada ay ku midaysan yihiin Ururada aan Dawliga aheyn ee PUNSAA ayaa oo shirjaraa’id oo ay ku qabteen Garoowte waxay ku baaqeen in la dhameeyo khilaafka ka dhexeeya Madaxda sare ee Puntland.
Home Dhacdooyinka Todobaadka DHEGAYSO:- Bulshada Rayidka ah oo ku baaqay in la xaliyo khilaafka Madaxda...