DHAGEYSO:-Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Oo Shaaciyey In Doorashada Lagu Qabanayo Xilligeeda

0

Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka hadlay arrimaha doorashada ee sanadka soo socda horaantiisa dalka ka dhici doonaa sida qorshuhu yahay

Cabdi Xaashi ayaa waresigaan ku sheegay in uusan dib u dhac ku imaan doonin waqtiga loo qorsheeyey in la qabtao doorashada baarlamaanka iyo mida Madaxweynaha.