DHAGEYSO:-Cadaado oo ay ka sare u kacday tirada dadka Corona ku dilay

0

Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii la dhaafay ku dhowaad 5 qof oo looga shakiyey cudurka faafa ee Coronavirus ay ku dhinteen gudaha magaalada Cadaado oo ka tirsan gobolkaasi saakana ay dad kale u dhinteen sida ay warbaahinta ka shegeen maamulka degmada .

Dhanka kale Laba ruux oo midi tahay dumar iyo nin waayeel ah ayaa xalay ku dhintey isbataalka cadaado iyagoo u geeryoodag Oxygen la.aan .