DHAGEYSO:-Cabdi Barre Jibriil Oo Eedeeyey Guddoonka BFS Soomaaliya

0

Xildhibaan hore, Cabdi Barre Jibriil oo ka tirsanaa baarlamaankii 9-aad ee dalka ayaa ka hadlay xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka ee 2020/2021-ka.

Cabdi Barre ayaa sheegay in dib u dhac kasta oo ku yimaada doorashada ay qaadi doonaan mas’uuliyadeeda guddoonka labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya