DAAWO:- Fartaag: “Amb. Madiera wuxuu ku milmay Siyaasadda Villa Somalia”

0

Sentoter cabdulaahi sheekh ismaacil fartaag ayaa si kulul u cambaareeyay hadal uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey uu ka jeediyay Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Amb. Francisco Madiera.

Fartaag iyo qaar kamid ah waxgaradka jubbaland oo kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa sheegay in madeera uu ku gafay shacabka Jubbaland.