Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Fariin U Diray Guddiga Cudurka COVID-19

0

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Booqday xarunta Wacyigalinta Caabuqa Coronovirus ee Magaalada Beledweyne isagoo u kuur galayay Xaaladda xarunta iyo baahiyaha ka jira,

Kormeerka ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehlinayay Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, Wasiirka Madaxtooyada Abdullahi Mohamed Addow, Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u dhiska, Jama Hashi wasiirka dekadaha Faarah Mahamed wasiirka ku xigeenka Beeraha iyo Waraabka Maxamed Bashiir Qaasim Daqare, iyo mas’uuliyiin kale.