Kheyre oo guddoomiyay shirka guddiga qaran ee Covid 19

0

Ra’iisul Waaaaraha Somalia Xasan Cali kheyre  ayaa xalay guddoomiyay Shirka joogtada ee Guddiga Qaran ee la tacaalidda safmarka ee Covid 19.

Kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saaray sidii sare loogu qaadi lahaa awoodda sheybaarka Qaranka, si ay u suurto gasho kordginta tirada dadka la baarayo ee gobollada dalka.

Guddiiga ayaa mudooyinkan waday qorsho loogu xakameynayo cudurka Covid 19.

Somalia ayaa saameyn xoogan ku yeeshay cudurka Corona Virus.