DHAGEYSO:-Askari Ka Tirsan Ciidamada Dowladda Oo Mindiyo Lagu Weeraray

0

Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa lagu soo warramayaa in xalay rag ku hubeysnaa Mindiyo ay ku weerareen gurigiisa oo ku yaalla degmada Warta Nabadda.

Ragga weerarka qaaday oo labo ahaa ayaa la sheegay inay gudaha u galeen hoyga askariga, kadibna falcelin uu sameeyey uu ku toogtay mid ka mid ahaa raggaasi.