DHAGEYSO:-Al-Shabaab Oo Lagu Eedeeyey Diyaaraddii Lagu Rasaaseeyey’ Qansaxdheere

0

Guddoomiyaha degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay, Cabdirisaaq Cabdi Ibraahim ayaa Al-Shaabaab ku eedeeyey inay ka dambeeyeen falkii shalay lagu rasaaseeyey diyaarad siday shixnad gargaar ah oo ku socotay degmadaasi.

Mr Cabdirisaaq ayaa sheegay in xilliga la rasaaseynayey diyaaradda ay ku so socotay joog hoose, islamarkaana ay ka timid dhanka magaalada Muqdisho.