DHAGEYSO:-Guddoomiyaha Degmada deyniile Oo Ka Hadlay Dagaalkii Dhacay

0

Guddoomiyaha Degmada deyniile ee Gobolka Banaadir Maxamed Abuukar Jacfar ayaa ka hadlay dagaal xoogan oo saakay ka dhacay qeyb kamid ah degmadaas oo u dhexeeyay Ciidamo ka tirsan Maamulka deyniile iyo kuwa Milateri ah.

Guddoomiye Jacfar oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in Ciidamo ka tirsan Milateriga dowladda ay saakay burburiyeen guryo ay lahaayeen dad shacab ah oo ku yaallay deegaanka Beco, hayeeshee markii uu maamulka Degmada u tegay ay dagaal ku bilaabeen