DHAGEYSO:-Somaliland Oo Kiisaskii Ugu Badnaa Ee Covid-19 Diwaan Galisay

0
Wasiirka Horumarinta Caafimaadka Cumar Cali Cabdullahi oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa sheegay inay sare u kacday dadka uu soo ridanayo  Carona Waxaana la diwaan galiyay tiradii ugu badnay ee taariikhda la xusuusto