AKHRISO:- Puntland oo ku dhawaaqday Berrito inay Ciid tahay

0

Xili dowladda Federaalka caawa ku dhawaaqday inay berri tahay 1da bisha shawaal oo ciid ah ayaa waxaa shacabka Puntland sugayeen ku dhawaaqida Puntland inay ku dhawaqdo inay ciid tahay.

Wasiir dowlaha Cadaaladda Puntland oo gordhawyd saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in berri oo sabti ah ay tahay Ciid.