DHAGEYSO:-Wasiirka Cadaalada Puntland oo Shacabka la hadlay

0

Xilli dunida muslimka looga dhawaaqay in aan bishii la arag berina ay tahay maalinta u danbeysa bisha Ramadaan ayaa waxaa caawa Garoowe Shirjaraaid ku qabtay wasiirka wasaaradda Cadaalada iyo Arimaha diinta wuxuu sheegay inay beri tahay Ramadaan lana dhameystirayo sodonka bisha Ramadaan.