DHAGEYSO:-Axmed Madoobe iyo Kenya oo Lagu Eedeeyay Dhibaateynta Shacabka

0

Ciidamada Kenya ee ku sugan qeebo kamida somaliya gaar ahaan deegaano iyo degmoyin katirsan mamulka jubbaland ayaa inta badan waxa lagu eedeeyaa in ay tacadiyo kadhan ah aadanaha ay ugestaan shacabka ku dhaqan deeganada Jubbaland.

Gudoomiyaha Magaalada Garbahaareey eee gobolka gedo Cabdi Bare ayaa sidaasi sheegay waxa uuna sheegay in Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed maxamed islaam axmed Madoobe iyo Ciidamada kenya ay iska kaashanayaan Abaabulka duqeemo kadha ah dadka shacabka ah ee gobolka gedo islamarkaana lala bartilmaamedsanaya sababa laxidhiidha qorshaha kenya ay dooneyso taa oo cadaawad iyo naceeb ay uqabto dadka somaliyed.