XOG: QoorQoor iyo maamulkiisa oo Imaaraadka lagu xerayo

0

Siyaasiyiinta mucaaradka ee xilalka ka haya dowladda dhexe iyo kuwii uu dhawaan madaxweyne QoorQoor ku daray golaha wasiirada maamulka Galmudug ayaa bilaabay iney QoorQoor ku qanciyaan inuu ka furto dowladda dhexe xiriirkana u jaro.

HOOS KA DAAWO WARARKII U DAMBEEYAY: