DHAGEYSO:-Madaxweynaha Galmudug oo kulan Afur ah u sameeyey Xildhibaanada Galmudug iyo wasiiradiisa cusub

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa kulan Afur ah u sameeyey Xildhibaanada Galmudug iyo wasiiradiisa cusub.

Madaxweynaha ayaa hadal uu halkaas ka jeedshay kaga hadlay arimaha khuseeya Galmudug oo ay ka mid tahay isku dhacyada Qabaailka Galmudug.
Qoorqoor oo ka hadlayey tabasho laga muujiyey soo magacaabistiisa Golaha wasiirada ayaa sheegay inuu diyaar u yahay qancinta cid kasta oo tabasho ka qabta xukuunadiisa cusub.