DHAGEYSO:-AMISOM oo deegaan ka tirsan Sh/Hoose ku duqeysay ugu geysatay dad shacab ah

0

Guddoomiyaha deegaanka Shalaan-bood Nuur Cismaan Raage ayaa faah faahin ka bixiyay duqeyn ciidamada AMISOM ay ka geysteen deegaanka Shalan-bood ee gobalka Shabeellada Hoose.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ay duqeymo u geysteen xaafado ay dad shacabka ah deganyihiin, kaddib markii ay qarxday miino waddo ay marayeen dhinaceeda lagu aasay.

Guddoomiye Nuur Cismaan ayaa intaas ku daray in illaa hada aan laga warheyn khasaaraha ka dhashay duqeyntaas, balse halka AMISOM duqeysay ay deganaayeen dad shaca