DHAGEYSO:- Xeer ilaaliyaha DFS oo sheegay in Cadaymo lagu hayo masuuliyin Musuq maasuq ku kacay

0

Xeer ilaaliyaha Dowladda Federaalka Somaaliya Sulaymaan Maxamed Maxamuud oo Shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay inay cadaymo u hayaan Masuuliyiin ku kacay musuq maasuq.

Sulayman ayaa shegay in musuq maasuq ka bilowday wasaarada cafimaadka Dowladda federaalka ah uu ku fiday dhowr wasaradood oo kale cadeymo dhowr ahna ay hayaan