Degmada Xiingalool ee gobolka sanaag degaan u jira 7 KM waxaa xalay bahal xamaarato ah ku cunay laba wiil oo walaalo ah, kuwaas oo daa’dooda lagu qiyaasay 7 sano iyo 5 sano.