XOG: Yaa ka dambeeyay amarkii lagu xayiray Senator Fartaag.

0

Xog aan helnay ayaa sheegeysa in agaasimaha hay’adda NISA Fahad Yaasiin uu ka dambeeyay is hor istaagii lagu sameeyay Senatorada kala ah Iftiin Xasan Baasto iyo C/llaahi Sheekh Cali Fartaag.

HOOS KA DAAWO: