AKHRISO:- Taliyihi Booliska Dhusamareeb oo is Casilay

0

Taliyihii Booliiska Dhuusamareeb ayaa haatan ku dhawaaqey in uu iska carsilay jagadii uu ka hayay halkaasi .

Dhamme Burhaan Axmed ayaa is casilaadiisa ku sabeebeyey Shaqsiyaad ka tirsan Alshabaab oo Xabsiga Dhuusamareeb ay kasii daayeen saraakiisha Sare ee Booliiska Galmudug .