AKHRISO:- Gudoomiyihii Ciyaaraha degmada Afgooye oo la dilay

0

Cabdiwali Colaad Qanyare Gaatamow ayaa Kooxo hubaysan Caawa Salaadii Taraawiixda ka dib ku dileen degmada Afgooye.

Wararka qaar ayaa sheegaya in lagu dhex dilay Masaajid ku yaala degmada Afgooy ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Gaatamow wax uu ahaa Gudoomiyaha Sports Degmada Afgooye.

Sidoo kale wax uu ahaa Ciyaar yahan Qabiir ku ah Arimaha Sportska.

Allaah U Naxariisto waxaa uu sidoo kale soo noqday Goolhayihii hore kooxda Mogdisho City Club.