DAAWO:- Puntland”48 Ayaa khasaare ka soo gaaray Daadadki ku soo rogmaday Qardho

0

Puntland ayaa caawa shaacisay tirada dadki ku waxyeeloobay daadadkii ku fatahay Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar,kaas oo khasaare Naf iyo maalba leh uu ka dhashay.

Wasiirka qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Puntland Cabdiqafaar Xaange oo Warbaahinta Qardho kula hadlay ayaa sheegay in 48 Kun oo qof ay dhibaato ka soo gaadhay Fatahaadi qardho.