AKHRISO:-Tiradda dadka uu ku dhacay Coronavirus Soomaaliya oo gaartay 160 qof

0

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay kiisaska cusub ee maanta laga helay magaalada Muqdisho.

Kiisaska maanta la baaray 19. 04. 2020
Laga helay 29 qof
Lab 21 qof
Dhedig 8 qof
Bogsasho 1 qof

Tirada guud ee ilaa hada la xaqiijiyey: 164.

Tirada dhimashada ilaa hadda waxay maraysaa 7.

Wasaaradda Caafimadka ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqday in ay qaatan talooyinka Caafimaadka ee kasoo baxaya Wasaarada.