XOG: Guudlaawe oo hor istaagay in Ciidanka Haramcad la geeyo Jowhar.

0

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa is hor istaag ku sameeyo ciidamo ka tirsan Haramcad oo ay dowladda Soomaaliya geyn rabtay magaalada Jowhar.

HOOS KA DAAWO WARARKII U DAMBEEYAY: