DHAGEYSO:-Puntland oo laga helay kiiskii ugu horeeyay ee xanuunka Covid-19

0

War hadda naga soo gaadhaya magaalada garoowe ee caasimadda puntland ayaa sheegaya in kiiskii ugu horeeyay laga helay puntland.

Guddiga loo xil saaray ka hortaga xanuunka Covid-19 ayaa warbaahinta kula hadlay garoowe