Guddoomiye ku-xigeenka gobalka Banaadir Oo shacabka Soomaaliyeed dhaqan gelinta Bandawgii dowladdu kusoo Rogtay Muqdisho.

0

Guddoomiye ku-xigeenka gobalka Banaadir ee amniga iyo siyaasadda, Maxamed Cabullaahi Tuulax, ayaa shacabka Muqdisho uga mahad celiyay sida ay ugu hoggaansameen dhaqan gelinta bandawga xilliyada habeenkii lagu soo rogay Muqdisho,waxuuna ugu baaqay inay sii wadaan la shaqeynta maamulka iyo laamaha amniga, si loogu guuleyso xakameynta COVID-19.