DHAGEYSO:-Masar oo Saldhig Halis ku ah Somalia & Itoobiya ka Furanaysa dalka Kenya

0

Dowladda Masar ayaa Saldhig military oo Halis ku ah Dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya ka Furanaysa Gobalka Waqooyi bari Kenya.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Dowladda Kenya ay saldhiga siisay Masar,islamarkaana qorshaha uu yahay sidii Masar ula socon laheyd dhaqdhaqayadda Gobolka,gaar ahaan Ciidamadda Ethopia ee ku sugan Goboladda Jubooyinka iyo Gedo.