DHAGEYSO:-Hogaanka Ahlusuna oo Qorshe Dagaal Ka Bilaabay Galmudug

0

Hogaankii Ahlusunna Waljameeca ayaa la ogaaday inay ka dambeeyeen weerar dhimasho sababay oo ka dhacay Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Degmada Guriceel waxaan xalay saldhiga degmadaas ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamadda Malatariga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ciidamo taabacsanaa Hogaankii ahlusuna ee looga adkaaday siyaasadda Galmudug.