DHAGEYSO:-Dowladda Soomaaliya oo Loogu Baaqay in Cunooyin Guryaha Ugu Geyso Shacabka, Kadib Bandow-ga

0

Bandowgan oo Dowladada Federalka Soomaaliya ay ku soo rogtay Magaalada Muqdisho waqti ay Maalmo kooban ka harsan yihiin Bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa saameyn xoogan waxa uuku yeeshey Dadka shacabka ah ee kunool Gobolkani Banaadir kuwaas oo la tilmaamay in aysan awoodin lata caalidda xaaladaha adag ee la xidhiidha u diyaar garowga Bisha Barakeysan ee Ramadaan iyo Bondowga ay Dowladd Fadarelka Soomaaliya ku soo Rogtay Magaalada Muqdsho .

Maxamed Jaamac Furux ayaa waxa uu Dowladda Federalka Soomaaliya Ka dal baday in ay il gaara ku hayso dadka ay Bandowga ku soo rogtay ah ku Dadka danyarta ah waxa kuuna soo jeediyey Dowladda sidii ay u qaaday Mas’uuliyadda Latacaalidda Corano-v irus ay qaado Mas ‘uuliyad kale oo ah in ay gurmad iyo sidoo kale takuleyn ay siiso Dadka shacabka ah ee ku jira ee ku jiro Xeryaha Qaxootiga ah iyo kuwa kale ee Daryarta ah ee aan latacaali karin xaaladahan kala duwan ee soo wajahday

Hoos ka dhageyso codka