DHAGEYSO:-Amaro ay Soo Kala Saareen Puntland iyo Somaliland oo Sameeyay Shacab

0

Amaro iska soo horjeedo oo ay soo rogeen Maamulada Soomaliland iyo Puntland ayaa saameyn xoogan ku yeeshey dadka ku nool qeybo badan oo ka tirsan Gobolka Sanaag siiba dhanka Waqooyi ee Gobolkaasi .

Degmada Laasqorey ee Gobolka sanaag ayaa waxaa ka soo baxayso qeylo dhaan ku aadan in uu sixir barar uu cirka isku shareerey kadib markii ay dadku waayen Maciishadi Quutul Daruuriga ahayd , nolol Maalmood kooda iyo Isku socodka dadka iyo Gaadiidka ee kaga imaanayey Gobolada Bari iyo Waqooyi Galbeed .