DHAGEYSO:-Xildhibaan sheegay in uu fashilmay dil lala damacsanaa Mukhtaar Roobow

0

Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris oo kamid ah xildhibaannada baarlamaanka ee dawlada Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in uu fashilmay dil habeenimadii xalay ahayd lala damacsanaa in lagu dilay Muqtaar Roobow, kaas oo u xiran dawlada Soomaaliya.