Muwadin Soomaaliyeed oo Dalka Sacuudiga ugu Geeriyooday Caabuqa Covid19

0

Qofkii igu horreeyay ee Soomaali ah aya Caabuqa Covid19 ugu geeriyooday Dalka Sacuudi Carabiya, Muwaadinka ayaa ku geeriyoday Magaalada Jiddah ee wadanka sacuudi Carabiya,sida ay Warbaahinta u sheegtay Amran Xuseen oo kamid ah Soomaalida degan dalka Sacuudiga.

Dalka Sacuudiga ayaa ka mid ah waddamada sida weyn uu u saameeyay Caabuqu, waxaana dalkaasi uu ka mid yahay dalalka ay soomaalidu ku noolyihiin.