XOG: Farmaajo oo shir isugu yeeraya maamul goboleedyada

1

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shir deg deg ah isugu yeeraya siyaasiyiinta mucaaradka iyo madaxda maamul goboleedyada dalka si loogu tashado xaalada dalka gaar ahaan Covid19.

HOOS KA DAAWO:

Comments are closed.