AKHRISO:- Gudoomiyaha degmada Wanlaweyn oo shaqo joojin lagu sameeyay

0

Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Cali Aadan Najax ayaa sheegay in uu shaqo joojin ku sameeyay Gudoomiyaha degmada Walaweyn iyo ku xigeenkiisa.

“Waxaan Shaqa ka joojin ku sameeyay Gudoomiyaha Degmada Wanlaweyn iyo Gudoomiye ku xigeenka Qorsheynta ilaa amar dambe waxaa xilka Gudoomiyaha Degmada sii hayndoona Gudoomiye ku xigeenka Maaliyadda Degmada” ayuu yiri Gudoomiye Najax.