Ciidamada Booliska oo xidhay masaajidyo ku yaal Muqdisho

0

Ciidamada Booliska magaalada Muqdisho ayaa diiday maanta in lagu tukado salaadda Jimcaha qaar ka mid ah masaajidyada magaalada Muqdisho.

Booliska ayaa ku amray iimaamyada masjidyo ay ka mid yihiin Marwaas iyo masaajidyo kale oo ku yaal magaalada Muqdisho in la joojiyo salaada jimcaha.

Ciidamada tagay Masaajidyada ayaa waxa ay ku amreen dadkii doonayay inay tukadaan salaadda Jimce in ay ka baxaan oo ay guryahooda ku tukadaan.