AKHRISO:- Qofkii ugu horreeyay oo Corona Virus ugu dhintay Jabuuti

0

Jabuuti waxa ay xaqiijisay geeridii ugu horreysay ee coronavirus, Sidda lagu shaaciyay Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka dalka Jabuuti.

Bayaanka ayaa lagu sheegay in hadda Corona uu sameeyay ​​140 qof , islamarkaana ay ka bogsadeen 28 qof.

Wasaarada ayaa dadweynaha ugu baaqday in ay qaataan talooyinka Wasaaradda Caafimaadka.

Dadka ugu badan ee Corona uu sameeyay dalka Jabuuti ayaa ka yimid meelo ka baxsan dalkaasi.