Dowladda Soomaaliya oo Ka Hadashay Duqeyn Lagu Dilay Xubno Ka Tirsan Al-shabaab

0

Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya ciidamada Mareykanka ee Africom ayaa Duqeyn xalay ay ka sameeyeen deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeellada hoose ku dilay 8 Xubnood oo  ka tirsan kooxda Al-shabaab.