DAAWO: Khilaafka Cumar Finish iyo Khadiijo Diiriye oo meel sare gaaray.

0

Waxaa soo shaacbaxday khilaafka u dhaxeeya wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha ee xukuumada Khadiijo Maxamed Diiriye iyo duqa Muqdisho Cumar Finish ka dib markii Khadiijo ay diiday in garoonka Stadium Muqdisho lagu karantiilo dadka looga shakiyo cudurka Coronavirus.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: