NISA Oo Shaacisay Iney Talaabo Ka Qaadeyso Wariye Ka Tirsan VOA Soomaali

0

Qoraal lagu daabacay boga NISA ee Twitter ka aya lagu sheegay iney talaabo sharci ah ka qaadeyso Wariye Haarun Macruuf oo ka tirsan idaacada VOA -da .

Qoraalka NISA oo koobnaa aya lagu yiri “NISA waxay talaabada sharciga ah ee ku haboon ku qaadaysaa Harun Macruf, oo leh xiriiro khatar ku ah amniga Qaranka, kuna kacay falal ka baxsan anshaxa warbaahinta. Waxaan hay’adaha dalka la wadaagaynaa iney ka feejignaadaan xiriirkiisa, soona wargaliyaan laamaha amniga Qaranka