DHAGEYSO:-Mas’uuliyiinka Ka Tirsan KGS & Hirshabeelle oo Isku Eedeeyay dagaalka Walanweyn

0

Gudoomiye ku-xigeenka Maaliyadda Degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Cumar ayaa daagaalka Walanweyn ku eedeeyay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Hir-shabeelle.

Dhanka kale Xildhibaan aadan Kaladire ayaa sheegay in dagaalka ka dhacay walaweyn ay ka dambeeyeen Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis Lafta-gareen, Gudoomiye ku-xigeenka Maaliyada Degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed.