DHAGEYSO:-Mas’uuliyiin Ka Tirsan Galmudug oo Gaaray Deegaano Shabaab ay Ka Talinayeen

0

Mas’uuliyiin Ka tirsan Maamulka Galmudug iyo Xillibaano Deegaan Doorashadoodu ay tahay Koonfurta Gobolka Mudug Ayaa Maanta gaarey Deegaano hoostago Degmada Xarar dheere ee koonfurta Gobolka mudug , halkaas oo ay mudo dheer horey u Maamulayeen Al-shabaab.

Hoos ka dhageyso codka