DHAGEYSO:- Somaalida dalka koonfur Africa oo hantidooda la boobayo

0

Goobaha ganacsiga dalka koonfur africa ayaa gabi ahaanba la xidhay xili dalkaasi uu ku sii faafayo xanuunka dunida samaynta badan ku yeeshay ee Caronavirus.

Dalkaas Koonfur Aftica waxaa ku nool ganacsina ku haysta Somaali farabadan,kuwaas oo uu samayn xoogan uu ku yeeshay bandowgaas,isla markaana dukamadoodi ganacsi la xiray taasna u dheertahay bililiqo.

Cabdisalaan Axmed Shire oo kamid ah Somaalida dalkaas ku nool oo la hadlay Warbaahinta daljir ayaa ka hadlay bal xaladooda siday tahay iyo saamaynta uu ku yeeshay cudurka Caronavirus.