DHAGEYSO:-DFS Oo Lagu Taageeray Mowqifkeeda Masar & Itoobiya

0

Qaar ka mid ah shacabka magaalada Muqdisho ayaa ka aragti ka dhiibtay go’aanka dhex-dhexaadnimada ah ee ay dowladda ka qaadatay xiisada Masar iyo Itoobiya.

Dadweynahaan ayaa inta badan boggaadiyey mowqifka ay dowladda federaalka iska taagtay khilaafka wabiga Nile ee u dhexeeya dalalkaasi.