DAAWO:- Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Ka Hadlay Horumarka Laga Gaaray Qorshihii Waqtiga Dheer Qaatay Ee Deyn Cafinta Dalka

0

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa Caawa Shir Jaraa’id oo xafiiska uu ku qabtay waxuu uga hadlay guusha shacabka Soomaaliyeed uga soo hoyatay iyo wadadii loo soo maray deyn cafinta.

Hoos ka daawo.