DAAWO:- Safiirka Shiinaha ee Somaaliya oo sheegay inay garab taaganyihiin Somaaliya

0

Dowladda Soomaaliya ayaa la wareegtay qalab caafimaad oo qayb ka qaadanaya qorshaha looga hor tegayo in dalka uu ku faafo Caabuqa corona (COVID-19) ee dhibaatada badan caalamka ku haya.