Madaxweynaha Maamulka Galmudug Qoor-qoor oo Magacaabay Xil Cusub

0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa General Cabdi Jaamac Cabdulle (Xabeeb) oo horey usoo noqday Taliye Ku-xigeenkii Booliska Galmudug u magacaabay inuu noqdo La taliyihiisa Dhinaca Amniga.

Mas’uulkan cusub ayaa waxa ay qaraabo dhow ay yihiin Madaxweynaha waqtigiisa uu dhamaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf).