AKHRISO:- Shirka Wadatshiga Puntland Maalmuhu socdo oo la fasaxay Ardayda Puntland

0

Wasaarada Waxbarashadda iyo Taclinta sare ee Puntland ayaa Ardayda Dugsiyadda iyo jaamacadaha fasaxday,fasaxaas oo lagu sababeyeey shirka Wadatshiga Puntland ee berri ka furmi doona Caasimadda Puntland ee Garoowe

Hoos ka akhriso Qoraalka Wasaarada.