DHEGAYSO:- Aqoonyahanada Puntland oo soo dhaweyeey Shirka Wadatashiga Puntland

0

Aqoonyahan Cabdisalaan Daahir Xaashi oo kamid ah Aqoonyhanada dalka Gudihiisa ku soo laabtay,kana mid ah Qurbajoogta Puntlan ayaa ka hadlay Shirka Wadatashiga Puntland ee 15 Bisha ka furmaya Garoowe.

Cabdisalaan ayaa soo dhaweyeey shirka isago sheegay in loo baahna shirkan oo kale,isago dhinaca kale sheegay in shirka kahor laga hadlo wadooyinka Burbursan siiba wadada xiriirisa Garoowe iyo Gaalkacyo.